Marintaanka ama la kulanka fal dambiyeed, sida falka rabshada ama weerarka galmada, waxay noqon kartaa dhibaato cabsi leh. Haddii ay tahay inaad ku marqaati kac …
Qadka caawinta VO – Qadka caawinta Rabshada Qoyska Qaranka Norway iyo xadgudubka galmada 116 006 – waxay u furantahay qof walba ee ay saameyso rabshada qoyska a …
Qadka caawinta dhibanayaasha xadgudubka galmada waa adeeg taleefon ee loogu tallogalay carruurta iyo dadka weyn. Ku saabsan adeega Qadka caawinta dhibanayaasha …
Miyaad lagula dhaqmay rabshad ama xadgudubka galmada oo aad la yaabantahay waxa ay xaquuqahaaga yihiin? Haddii ay sidaas tahay, waxaad la xiriiri kartaa Tallada …
Miyuu qof ka tirsan qoyskaaga rabaa inuu go’aansado cida ah inaad guursatid? Maka cabsaneysaa in laguugula kaco gudniinka xubinta dumarka? Qadka caawinta Laanqe …
Miyaad aheyd dhibanaha kufsiga ama weerarka kale ee galmada? Waxaad ka heli kartaa qofaad la hadashid oo aad ka heshid caawinta caafimaadka ee xarunta weerarka. …
Ma tahay dumar ka socdo taariiqda dadka laga tiro badanyahay ee lagula kacay rabshad ama xadgudubka galmada? Waxaad la xiriiri kartaa Xarunta MiRA, taasoo ka sh …
Dhibtaato ma kaa haysataa xakamaynta cadhadaada oo miyaa laguu hanjabaa, cadhootaa ama daalansantahay? Rugta caafimaadka carruurta iyo adeega caafimaadka dugsig …
Inay kugu dhacdo rabshad waxay sababi kartaa baahida daryeelka caafimaadka maskaxda. Haddii aad tahaya qaraabo ama daryeele, waxaad ka heli kartaa tallo iyo caa …
Ma waxa aad ku jritaa xaalad adag? Markaas waxaad wici kartaa Hjelpetelefonen lambarkeeda bilaasha ah 116 123. Hjelpetelefonen waa adeega qof kasta oo u baahan …
Notifications